Cabdikariim Guled oo Wasiir ku xigeen Maamulka Qoor Qoor ka hor istaagay beel Sacad u dhalatay iyo Ninka uu wato

0
Friday May 01, 2020 - 07:53:01 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1990
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Cabdikariim Guled oo Wasiir ku xigeen Maamulka Qoor Qoor ka hor istaagay beel Sacad u dhalatay iyo Ninka uu wato

    Cabdikariim Guled iyo Cumar Shido oo Qoor Qoor ku qasbay inuusan Wasiir ku xigeen siin beesha Reer Cabdi laakiin yeey u geeyeen?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cabdikariim Guled iyo Cumar Shido oo Qoor Qoor ku qasbay inuusan Wasiir ku xigeen siin beesha Reer Cabdi laakiin yeey u geeyeen? Ninka Qoriga ku qabsaday Galmudug Mr Qoor Qoor wuxuu yiri " Cabdikariim Guled iyo Cumar Shido ayaa diiday inaan Reer Cabdi siiyo Wasiir ku xigeenka ,waxeyna igu qasbayaan Cabduqadir Qalabxoor nin la yiraa oo ay xalay ii keeneen" Cabdikariim Guled wuxuu sidoo kale igu qasbay inaan Cumar Shido ka dhigo Wasiiru dowlaha Madaxtooyadda Galmudug iyo inaan Xildhibaanka Federalka la raadsho"
Sacad-kiina waxey tuban yihiin gurigeeyga oo Wasiir ku xigeeno ayey raadinayaan.

Loading...

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...