Ergaygii hore Qaramada Midoobay Somalia Augustine Mahiga oo geeriyooday

0
Friday May 01, 2020 - 09:08:57 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1846
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Ergaygii hore Qaramada Midoobay Somalia Augustine Mahiga oo geeriyooday

    Ergaygii hore ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Augustine Mahiga ayaa geeriyooday sida ay shaacisay Dowladda Tanzania.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ergaygii hore ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Augustine Mahiga ayaa geeriyooday sida ay shaacisay Dowladda Tanzania. Mahiga waxa uu ahaa Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay intii u dhaxaysay Juun 2010-Juun 2013. Xilligan waxa uu ahaa Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Tanzania. 
Tanzania's Minister of Constitutional and Legal Affairs Augustine Mahiga dies suddenly aged 72, President Magufuli says he succumbed while being rushed to hospital from his Dodoma home.
Former United Nations special envoy for Somalia Augustine Mahiga has died after illness, Tanzania has announced. Mahiga served as SRSG for Somalia from June 2010-June 2013. Currently he was Tanzania’s Justice and Constitutional Affairs Minister. (UN photo).

Loading...

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...