Qisooyinka Qoor Qoor qeybta 1-aad "Xaaskii uu Hinaasaha Sigane dartiis u furay shan sano kadib"?

0
Wednesday June 10, 2020 - 20:29:22 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3275
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qisooyinka Qoor Qoor qeybta 1-aad "Xaaskii uu Hinaasaha Sigane dartiis u furay shan sano kadib"?

    1997 ayuu Axmed Qoor Qoor Dukaan ka furtay Xaafadda Towfiiq kadib markii uu ka tegay istaafnimadii Maxamuud Sigane.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

1997 ayuu Axmed Qoor Qoor Dukaan ka furtay Xaafadda Towfiiq kadib markii uu ka tegay istaafnimadii Maxamuud Sigane.

Axmed Qoor Qoor wuxuu qabay gabadh aad u qurux badan oo la yiraa Ayaan maxamed xuseen rooble Ina Lugeey Geesa dheere.

Gabadhaan oo u dhalatay Saleebaan , Reer Muse, Reer Cumar, Reer Dhoolayare, waxey is arkeen Maxamuud Sigane oo ahaay Laayaan dumar Gaangis ah.

Sigane wuxuu watay gabadhii uu Qoor Qoor qabay kadibna isageey inta badan la joogi jirtay.

Axmed Qoor Qoor waa carooday, waa xanaaqay, waxey kala dhinteen Sigane isagoo ku hanjabay inuu dilaa ,oo toogan doono.

Markii dhalinyaradii Saleebaan Habargidir meelkasta ku caayeen Qoor Qoor in naagtiisii laga kaxeeystay ayuu furay laakiin shan sano kadib ayuu ka laabtay isagoo weli qaba.

Ayaan Maxamed Xuseen Rooble Ina Geesa dheere oo Qoor Qoor u dhashay wiil iyo gabadh waxey degan tahay Ingiriiska. waxeyna ka mid tahay afarta Xaas ee Qoor Qoor.

Axmed Qoor Qoor qisooyinka yaabka leh ee soo maray noloshiisa qeybta 2-aad la soco.


Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...