Daawo sida loo bahdilay Taliye ku xigeenkii Saldhiga Mudug ee beesha Reer Jalaf oo Cabdiqeybdiid iyo Kaniif katiinad ku xireen kadibna baraha bulshadda ku faafiyeen

0
Wednesday June 10, 2020 - 20:47:50 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 5342
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 1 2
  • Share via Social Media

    Daawo sida loo bahdilay Taliye ku xigeenkii Saldhiga Mudug ee beesha Reer Jalaf oo Cabdiqeybdiid iyo Kaniif katiinad ku xireen kadibna baraha bulshadda ku faafiyeen

    Taliye ku xigeenka Ciidanka Boliiska Mr Kaniif markii Reer Hilowle ka diideen iney hubkooda ku wareejiyaan ayuu Katiinad ku dhejiyay Taliye ku xigeenkii Saldhiga Boliiska Mudug Qurux Abshir Salaad Carab oo u dhashay Reer Jalaf.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliye ku xigeenka Ciidanka Boliiska Mr Kaniif markii Reer Hilowle ka diideen iney hubkooda ku wareejiyaan ayuu Katiinad ku dhejiyay Taliye ku xigeenkii Saldhiga Boliiska Mudug Qurux Abshir Salaad Carab oo u dhashay Reer Jalaf.

Qorshahaan ay iska kaashanayaan Cabdi Qeybdiid iyo Kaniif wuxuu ujeedkiisu yahay iney Colaad ka dhex abuuraan Reer Jalaf iyo Reer Hilowle.

Loading...

Qeeynuunka Ciidanka meelna ugama qorna in Taliye derajooyinkiisii Ciidan Lebisan oo aan Maxkamad la saarin inta la katiinadeeyo kadibna Sawiro laga qaado , Video bahdilaadda laga duubo lagu faafiyo baraha bulshadda iyo Warbaahinta.
SACAD Waxey garan waayeen qorshaha Qoor Qoor u joogo Galkacyo iyo Fudeedka Fiqi laakiin sawirka runtaa waa kan, haddii uu qurux badan yahay ama foolxun yahay?

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...