Alshabaab oo qarka u saran Iney Matabaan qabsadaan.

0
Friday January 22, 2021 - 14:34:55 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1008
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Alshabaab oo qarka u saran Iney Matabaan qabsadaan.

    Deegaanka Ilguule oo 30 kiiloomitir u jirta Degmada Matabaan ee Gobalka Hiiraan ayaa waxaa soo buux dhaafiyay Maleeshiyaadka Alshabaab waxaana Cabsi weyn soo wajahday Dadka ku nool Degmadaasi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Deegaanka Ilguule oo 30 kiiloomitir u jirta Degmada Matabaan ee Gobalka Hiiraan ayaa waxaa soo buux dhaafiyay Maleeshiyaadka Alshabaab waxaana Cabsi weyn soo wajahday Dadka ku nool Degmadaasi

Ahmed qoor qoor oo ay isbaaro u taal Degmada Matabaan ayaan awood u laheyn in uu Daafaco Dadka uu korkooda uu isbaarada dhigtay

Alshabaab ayaa si weyn iskugu balaarinaayo Deegaanada Gobolada dhexe mana jirto cid difaaceysa Dadka Shacabka ah.

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...