AlShabaab oo Ceeldheere Guriceel iyo Dhuusamareeb Shacabii ka barakiciyay iyo QoorQoor oo Dayacay Amnigii Galmudug

0
Friday January 22, 2021 - 18:34:03 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1148
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AlShabaab oo Ceeldheere Guriceel iyo Dhuusamareeb Shacabii ka barakiciyay iyo QoorQoor oo Dayacay Amnigii Galmudug

    Ceeldheere oo u dhaxeeysa Guriceel Iyo Dhuusamareeb ayaa Shacabka Degaanka Ceeldheere ee Gobolka Galgaduud Waxeey ka walaacsan yihiin Xaladooda amni kadib marki xubno ka tirsan Al shabaab oo maalin ka hor yimid Degaano duleedka ka ah magaladda ay d

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ceeldheere oo u dhaxeeysa Guriceel Iyo Dhuusamareeb ayaa Shacabka Degaanka Ceeldheere ee Gobolka Galgaduud Waxeey ka walaacsan yihiin Xaladooda amni kadib marki xubno ka tirsan Al shabaab oo maalin ka hor yimid Degaano duleedka ka ah magaladda ay dadka Degaanka ku amreen in ay keenaan 100 Wiil oo la tababaro islamarkana ka mid noqda argagixisadda Al Shabaab.

Xubnaha ka socda Al-Shabaab oo la hadlay dad xoolo dhaqata ah ee dagan degaanada duleedka bari ka ah Ceeldheere ayaa u sheegay in labo maalin oo ay ku jirto maanta kadib haddii ay ku keeni waayaan ragga loo diray ay isaga guuri doonaan degaanada.

Maamulka Galmudug oo mas,uul ka ah amaanka dadka degaanka ayaa ka gaabiyay arrintaasi waxayna dadku haatan dalbanayaan in laga soo gaaro

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...