FaahFaahin Qaraxii Gaalkacyo Ka dhacay oo Askar ka tirsan Ciidanka Puntland ku geeriyoodeen.
Waagacusub.com - Hal askari ayaa ku dhintay, Sadex qof oo labo Askar tahay midna Shacab yahayna dhaawac ayaa ka soo gaaray kadib markii Bambo lagu tuuray Gaari Ciidan oo marayay irida hore Ee Dugsiga Sare Cumar Samatar, oo ku yaala Waqooyiga Galkacyo, sida aan ka soo xiganay ilo ka ag-dhow Booliska Gobalka.
Gaalkacyo Waxaa Waayadaan danbe ku soo badanaya qaraxyadda ay Geeysanayaan Alshabaab Kuwaasi oo la bartilmaameedsada Mas'uuliyiinta .
Hay'adaha amniga Galmudug weli kama hadlin weerarkii ismiidaaminta ee lagu dilay Saraakiishii ay ka mid ahaayeen Qooje Dagaari iyo Marsho Mire.
FaahFaahin Qaraxii Gaalkacyo Ka dhacay oo Askar ka tirsan Ciidanka Puntland ku geeriyoodeen.
Waagacusub.com - Hal askari ayaa ku dhintay, Sadex qof oo labo Askar tahay midna Shacab yahayna dhaawac ayaa ka soo gaaray kadib markii Bambo lagu tuuray Gaari Ciidan oo marayay irida hore Ee Dugsiga Sare Cumar Samatar, oo ku yaala Waqooyiga Galkacyo