Argagixisada Alshabaab oo 50-gaari ku afduubtay Xarardheere

0
Saturday January 23, 2021 - 16:48:37 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1076
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Argagixisada Alshabaab oo 50-gaari ku afduubtay Xarardheere

    magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug Wararka aan ka heleyno waxay sheegayaan in Argagixisada alShabaab ay afduubteen in ka badan 50-gaari oo ay la haayeen dad ku nool magaaladaas. Qof aan qarinay magaciisa, si aan loo dhibaateyn oo ku nool Xar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug Wararka aan ka heleyno waxay sheegayaan in Argagixisada alShabaab ay afduubteen in ka badan 50-gaari oo ay la haayeen dad ku nool magaaladaas. Qof aan qarinay magaciisa, si aan loo dhibaateyn oo ku nool Xarardheere ayaa Waaga Cusub u sheegay in Al-Shabaab ay gaadiidkaas dadkii lahaa xoog uga kaxeysteen.

Al-Shabaab ayaa gaadiidkaas ka afduubtay mid ka mid ah laba beelood oo ay diyo u kala qaadayeen, sida uu noo sheegay qofka aan wareysanay ee ku sugan magaalada Xarardheere.

 

Maleeshiyaadka Alshabaab ayaa intii ay jireen gacanta ku hayey magaalada Xarardheere oo dhacda Koonfurta gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya, isla markaana ah magaalo muhiim ah, maamulka Galmudug ayaana ku guul-dareystay inay ka xoreeyaan.

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...