Ciidanka Jubbaland oo gudaha u galay Balad-xaawo

0
Monday January 25, 2021 - 09:41:01 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1185
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Jubbaland oo gudaha u galay Balad-xaawo

    Ciidamada Jubbaland ayaa Magaalada Balad-xaawo Sawiro isaga soo qaaday kadib Dagaal Xalay Saqdhexe Halkaasi ku dhexmaray iyaga iyo Ciidamada Dowlada Soomaaliya. Meelaha ay isku soo sawireen ayaa waxaa ka mid ah Daarta Dheer ee Shirkada isgaarsiinta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Jubbaland ayaa Magaalada Balad-xaawo Sawiro isaga soo qaaday kadib Dagaal Xalay Saqdhexe Halkaasi ku dhexmaray iyaga iyo Ciidamada Dowlada Soomaaliya. Meelaha ay isku soo sawireen ayaa waxaa ka mid ah Daarta Dheer ee Shirkada isgaarsiinta Hormuud.

 

Balad-xaawo  Dagaalkii kaDhacay ayaa waxaa ka soo baxaya warar kala duwan iyadoona Dhinacyada Dagaalamaya ay Guulo kala sheeganayaan inkastoo wali Dhawaqa Rasaasta la maqlayo.

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...