Fiqi Alshabaab Badan Baaan ku dilnay Bacadweeyne

0
Monday January 25, 2021 - 11:00:09 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 996
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fiqi Alshabaab Badan Baaan ku dilnay Bacadweeyne

    Xaaladda degmada Bacaadweyne iyo Camaara oo ay dagaallo ka dheceen ayaa degen. Dagaalkan ayaa u dhexeeyey ciidamada dowladda, kuwa Galmudug iyo dadka deegaanka oo isku dhinac ah, iyo maleeshiyada Al-Shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xaaladda degmada Bacaadweyne iyo Camaara oo ay dagaallo ka dheceen ayaa degen. Dagaalkan ayaa u dhexeeyey ciidamada dowladda, kuwa Galmudug iyo dadka deegaanka oo isku dhinac ah, iyo maleeshiyada Al-Shabaab.

Warar laga helayo goobaha caafimaadka iyo dad ku sugan deegaano u dhow goobaha shaley lagu dagaalamey ayaa waxa ay sheegeen in khasaare nafeed uu ka dhashey dagaalka.

Wararka aayaa sidoo kale sheegaya in ku dhawaad 20 qof ay ku dhinteen dagaalkaasi, dhaawacuna uu intaas ka badan yahay.

Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in khasaaro lixaad leh ay gaarsiiyeen Al-Shabaab, isagoona sheegay in ku dhawaad 50 dalaame ay ku dhaawaceen dagaalka.

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...