Dowladda Soomaliya oo kasoo horjeestay Guddiyada Doorasho ee ay magacaabeen Maamulada Jubbaland iyo Puntland
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ayaa sheegtay in Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha aanay soo gaarin qoraal rasmi ah oo ku saabsan Magacaabista Guddiyada Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ee maamulaya doorashooyinka heer Dowlad Goboleed.
"Wasaaradda Arrimaha Gudaha waxay mar kale kucelineysaa Guddiyada ay shaaciyeen Madaxda dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ay yihiin kuwo baalmarsan hannaank sharciga ee loo maro magacaabista Guddiyada”ayaa lagu yiri War saxaafadeedka
Dowladda Soomaliya oo kasoo horjeestay Guddiyada Doorasho ee ay magacaabeen Maamulada Jubbaland iyo Puntland
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ayaa sheegtay in Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha aanay soo gaarin qoraal rasmi ah oo ku saabsan Magacaabista Guddiyada Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ee maamulaya doo