[DegDeg] Ciidamada Dowlada oo dagaal culus kula galey Alshabaab duleedka Dhuusamareeb iyo wixii kala qabsaday

0
Wednesday April 07, 2021 - 12:22:24 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1369
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DegDeg] Ciidamada Dowlada oo dagaal culus kula galey Alshabaab duleedka Dhuusamareeb iyo wixii kala qabsaday

    Waagacusub.com - Cutubyo ka tirsan Ciidanka Qalabka sida oo ka ruuqaansadey fariisimahooda deegaanka Sinadhaqo ayaa goordhow la wareegay deegaanada labi-dulle iyo dhabana-dhulkuheys oo ahaa fariisimaha Alshabaab ay kasoo abaabuli jireen weerarada gaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Cutubyo ka tirsan Ciidanka Qalabka sida oo ka ruuqaansadey fariisimahooda deegaanka Sinadhaqo ayaa goordhow la wareegay deegaanada labi-dulle iyo dhabana-dhulkuheys oo ahaa fariisimaha Alshabaab ay kasoo abaabuli jireen weerarada gaadmada ah.
Goobahan Ciidamadu la wareegeen oo dagaal culus ka dhacey ayaa lasoo warinayaa in Alshabaab ay kaga tageen meydadka 6-dagaalame iyo saanad ciidan sida ay xaqiijiyeen  Saraakiisha Ciidamada hoggaaminaysa.

Qaybaha Kala duwan ee Ciidanka qalabka sida ayaa ku sii dhowaanaya Magaalada Ceel-lahele oo haatan u jirta masaafo kooban, waxaan halkaasi laga dareemayaa cabsi xoog leh oo soo food saartey Argagaxisada kuwaa oo bilaabey in ay agabka ka aruursadaan Xarumaha ay daganaayeen ee Ceel-lahele oo Galgaduud Ka Tirsan 

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...