Askari u Dhashay Beesha Waceeysle (Abgaal) oo Dhuusamareeb lagu dilay

0
Wednesday April 07, 2021 - 14:42:51 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1691
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Askari u Dhashay Beesha Waceeysle (Abgaal) oo Dhuusamareeb lagu dilay

    Waagacusub.com - Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug Xalay Saqdhexe Ama Xili danbe waxaa isku dilay Ciidamo ka wada tirsan Haramcad.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug Xalay Saqdhexe Ama Xili danbe waxaa isku dilay Ciidamo ka wada tirsan Haramcad.
Goobjoogayaal kusugan Dhuusamareeb ayaa inoo xaqiijiyay in askariga la dilay u dhashay Beesha Waceysle ee Abgaal' Sababta ayaa Lagu sheegay iney tahay is fahmi waa ka dhex dhashay Ciidamada Dhexdooda meydka askariga oo lagu wado in loo qaado  Muqdisho ayaa suurtoobi weysay waxaana lagu aasay  Dhuusamareeb.

Askarta Haramcad ee ah Booliska sida gaarka u tababaran ayaa magaalada Dhuusamareeb ku sugan mudo ku dhow labo sano
Loading...


Axmed Qoor qoor ayaa haramcad u adeegsada in uu ku caburiyo Dadka Siyaasadiisa ka soo horjeeda ee ku sugaan Magaalada Dhuusamareeb

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...