Taliyihii hore ee Nabad Sugida Somalia oo U hanjabay Saraakiil Dowlada katirsan

0
Monday April 19, 2021 - 00:18:14 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1944
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Taliyihii hore ee Nabad Sugida Somalia oo U hanjabay Saraakiil Dowlada katirsan

    Ciidamada dowladda ayaa goor dhow isgoyska Miranaayada ku rasaaseeyay gawaari uu la socday agaasimihii hore ee Nabad sugidda Qaranka General Tuuryare.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada dowladda ayaa goor dhow isgoyska Miranaayada ku rasaaseeyay gawaari uu la socday agaasimihii hore ee Nabad sugidda Qaranka General Tuuryare.
Ilaalada Generalka oo dhankooda iska caabin sameeyay ayey khasaaro kasoo gaartay askar labada dhinac ah.

Tuuryare ayaa u socday hoyga uu Muqdisho ka dagganyahay Xasan Shiikh Maxamuud.
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...