Share with your friends via email

[Su-aal ?] Madaxweyne Farmaajo meel ku sheega ? xiisadaha siyaasadeed kama hadlin -shirarkii Caalamka kama qeybgelin ?

Gabay Soomaaliyeed ayaa ahaa Ushii Yaa wax arkay? Maanta waxay mareysaa Madaxweynihii dalka meel ku sheeg?. Dalka waxaa ka dhacay dhacdooyin isdaba joog ah oo dhamaantood dalka geliyay khalkhal iyo jahwarer.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip