Share with your friends via email

[Daawo] Telesom oo daahfurtay adeeg cusub oo dhiiri gelinaya isticmaalka shillinka Somaliland.

Hargeisa (Telesom): Shirkadda isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom ayaa soo bandhigtay adeeg cusub oo ay soo kordhisay oo ah in shillinka Somaliland telefoonkaaga kaga shuban karto sidoo kalena aad ku shuban karto dhinaca Internetka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip