Share with your friends via email

[DHAGEYSO]Dagaal beeleed Culus oo markale dib u qarxay iyo Xog laga helaayo!

Waagacusub.com-Wararka ka imaanaya gobolka Sanaag ayaa sheegaya in dagaal xoogan oo u dhaxeeya laba maleeshiyo beeleed uu ka dhacay deegaanka lagu magacaabo Ceeryaan oo 45 KM ujira magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip