Share with your friends via email

[DHAGEYSO] Wasiir Cabdiraxmaan "Ma aqoonsanin Jaamacadaha ku yaalla dalka"

Waagacusub.com-Cabdiraxmaan Daahir Cismaan oo ah Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo wareysi siinayay Somali Cable TV ayaa sheegay Wasaaradda Waxbarashada in aysan aqoonsaneyn Jaamacadaha ku yaalla dalka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip