Share with your friends via email

[Sawirro]: Soomaaliya Waa Dalka Ugu Maamulka Xun Qaaradda Afrika, Daraasad

Waagacusub.com- Soomaaliya ayaa gashay kaalinta ugu dambeysa ee dalka 54aad ee qiyaas dowlad wanaagga ee loo sameeyey qaaradda Afrika, sidaasi waxaa lagu sheegay cilmi-baarista Mo Ibrahim 2018 Index of African Governance.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip