Share with your friends via email

[Xog]: Qaar Ka Tirsan Wasaaradaha Xukuumadda Federaalka Ah Oo Korontadii Laga Goostay, Sabab?!

Waagacusub.com- In ka badan 7 wasaarad oo ka tirsan xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maalmo koronto la'aan ah, waxaa laga goostay korontadii kadib markii ay muddo 4 bil ah iska bixin waayeen lacagtii.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip