Share with your friends via email

[Topnews:-] Ganacsatadda Khaatka Kenya oo shaacisay ineysan dhulkooda ku bedelin karin Khaatka Somalia loo iib geeyo.

Waagacusub.com - Ganacsatada Qaadka ee Kenya ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay joojiyaan Qaadka ay u dhoofiyaan Soomaaliya, haddii ay dowladda Soomaaliya sii wado muranka dhinaca sohdinta badda iyo xiisadda diblomaasiyadeed ee labada dal u dhaxe

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip