Share with your friends via email

[Maxaa loo dilay] IBRAAHIM CARIIF isaga oo kitaab ku dhex aqrisanaya Masjid?

Waagacusub.com- Allaha u naxariistee Nabadoon Ibraahim Cariif oo ka mid ahaa Odayaasha Dhaqanka Somaliyeed ayaa shalay galab lagu dhex dilay Masaajid ku yaala xaafadda Juungal ee Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip