Share with your friends via email

Topnews:- ilaaladda Wasiirka Amniga oo Villa Somalia ku toogtay taliyahii Gor gor

Waagacusub.com - Taliyihii Ururka Gorgor ee ciidanka milateriga Soomaaliya horayna uga tirsanaa saraakiisha ilaalada Madaxtooyada ayaa caawa isaga iyo askari ka tirsanaa ilaaladiisa lagu dilay afaafka hore ee laga ilaaliyo Villa Somalia.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip