Share with your friends via email

Waa kuma Cabdiraxmaan Maadey, hogaamiyaha cusub ee ururka ONLF?

Cabdiraxmaan Maxamed Sheekh Mahdi oo ku magac-dheer Maadey ayaa xalay loo doortay guddoomiyaha ururka ONLF. Cabdiraxmaan waxaa uu ku dhashay Magaalada Qabridahar ee deeganaka Soomaalida ee dalka Itoobiya, waxaana laga kaxeeyay halkaas isagoo yar oo

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip