Wargeyska Corriere dello Sport ee wax ka qora ciyaaraha qaaradda Yurub ee kasoo baxa magaalada Rome ee dalka Talyaniga ayaa kusoo warramay in ciyaaryahanka u dhashay dalka Burtiqiiska ee u dheela kooxda Juventus, Cristiano Ronaldo uu lacag dhan 100 k