Share with your friends via email

Ra'isulwasaaraha Talyaniga oo ku jees jeesay Cunsuriyiin ka carooday iney Diinta Islaamka qaadatay gabadha Al-Shabaab afduubteen

Ra'iisul wasaaraha Talyaaniga Giuseppe Conte ayaa ka jawaabay weerarada naceybka ah ee ka dhanka ah Silvia Romano, oo ah gabadhii Al-Shabaab laga soo daayey, ee qaadatay diinta Islaamka lana baxday Caa'isha Romano.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip