Share with your friends via email

Cali Mahdi "Waan Dagaalamaynaa Farmaajo xilka haduu dhiibi waayo"

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cali Mahdi Maxamed oo wareysi gaar ah siiyey TV-ga Somali Cable ayaa si adag uga hadlay xaaladda cakiran ee dalka, gaar ahaan is mari-waaga ka taagan doorashooyinka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip