Share with your friends via email

Ciidanka Jubbaland oo gudaha u galay Balad-xaawo

Ciidamada Jubbaland ayaa Magaalada Balad-xaawo Sawiro isaga soo qaaday kadib Dagaal Xalay Saqdhexe Halkaasi ku dhexmaray iyaga iyo Ciidamada Dowlada Soomaaliya. Meelaha ay isku soo sawireen ayaa waxaa ka mid ah Daarta Dheer ee Shirkada isgaarsiinta

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip