Share with your friends via email

Dagaal u dhexeeya Cayr iyo Saleebaan oo ka Qarxay Deegaanka Xananbuure ee Gobolka Galgaduud

Wararka ka imaanaya Deegaanka Xanabuure ee Gobalka Galgaduud waxay kusoo waramayaan in dagaal culus oo u dhexeeya malayshiyaad kasoo kala jeeda beelaha Cayr iyo saleebaan uu halkaasi ka dhacay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip