Share with your friends via email

DEG DEG: Wada hadaladii kasocday magaalada Muqdisho ee u dhaxeeya Madaxda DFS iyo D/Gobaleedyada ayaa u muuqda kuwa fashil qarka u saaran, Madaxda Jubbaland iyo Puntland ayaa ka baxay shirka oo socda, sida ay ii xaqiijiyeen saraakiil katirsan labada maamul.

Dooda adag ayaa dhexmartay Madaxda Jubbaland, PL oo isku dhinac ah iyo Galmudug iyo Hirshabeelle oo isku dhinac ah.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip