Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 8 bil gudahood markii 3-aad hortagaya Golaha Shacabka, isagoo maareen la' marxalada kala guurka ah iyo khilaafka doorashada Soomaaliya.
To:
From:
Your Name:
Message: