Share with your friends via email

Raisulwasare Rooble oo Safar Dibada u baxaya iyo ujeedada ?

Waagacusub.com - Ra'iisul wasaaraha xilka sii-haya ee xukuumadda Soomalia Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda uu booqasho rasmi ah ku tego boqortooyada Sacuudi Carabiya oo uu casuumaad ka helay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip