Share with your friends via email

Muqdisho oo heshiis hor dhac ah ay kuwada gaareen Dowladda  iyo Mucaaradka Somalia

Waxaa galabta magaalada Muqdisho lagu gaaray heshiis lagu soo afmeeray qalalaasihii ka dhashay mudo kororsigii Farmaajo ee 25-kii bishii April ka dhacay magaalada, ayada oo la isku raacay in ciidamada laga saaro magaalada.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip