Share with your friends via email

[DEG DEG] Rag wata Jaakadaha Qarxa oo Muqdisho soo galay iyo Cabsi Amni oo hadda taagan, isna soo taraysaa.

Xogaha la helay ayaa warinaya in magaalada Muqdisho ay soo galeen rag isku soo xiray waxyaabaha qarxa, kuwaas oo ka yimid dhinaca Shabeellada Hoose ee koonfurta Soomaaliya, kuwaasi oo doonaya inay weeraro is-miidaamin ah fuliyaan.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip