Share with your friends via email

[Muxuu] Emmanuel Macron ka yiri dharbaaxadii lagu dhuftay?

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa hoos u dhigay muhiimadda kuna qeexay "mid kali ah" dhacdadii shalay ka dhacday gobolka Drome ee dalkaas, halkaasi oo qof shacab ah uu wejiga dharbaaxo kaga dhuftay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip