Share with your friends via email

[Maxaa keenay] isbeddelka siyaasadda IMAARAADKA CARABTA ee Soomaaliya?

Xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadka Carbeed oo in mudda ah heerkii ugu hooseeyay marayay ayaa u muuqda mid isbeddel aan la filayn ku socdo. Ra'iisalwasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) Maxamed Xuseen Rooble ayaa June 8, 2021 qaabbilay

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip