Share with your friends via email

[Dhimasho ] iyo dhaawacyo ka dhashay weerar caawa ka dhacay Dhuusamareeb

Wararka aan ka heleyno magaalada Dhuusamareeb waxay sheegayaan in ilaa seddax qof lagu dilay bartamaha magaalada, halka ugu yaraan laba qof oo kale ay dhaawacyo soo gaareen.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip