[Al-shabaab] oo weerar madaafiic ah ku qaaday deegaanka Miirtaqwa ee gobolka Sh/dhexe
WAAGACUSUB MEDIA Dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab ayaa Maanta weerar madaafiic ah ay ku qaadeen Saldhig ciidamada Burundi ay ku leeyihiin tuulada Miirtaqawo oo u dhaw deegaanka Ceelbaraf ee gobolka Sh/dhexe.