Share with your friends via email

[Alshabaab] oo soo bandhigtay askari Ugandhays ah oo dalbanaya in dowladdiisu la hadasho Shabaab

Arbaco, September, 6, 2023 (waagacusub media) - Kooxda Alshabaab ayaa sii deysay muuqaal ay ku muujinayaan askari katirsan howlgalka ATMIS oo kasoo jeeda dalka Uganda, kaasoo ka codsanaya Madaxweynaha Uganda in laga wada xaajoodo sii deyntiisa.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip