Agaasimaha Guud ee BBC Tim Davie oo la filayo inuu iscasilo kadib markii la ogaaday in la beddelay khudbaddii Trump ee weerarkii 6-da Janaayo ee Capitol-ka
Qore: Dahir Alasow
Weriyaha Baadhitaanka – Waagacusub.net
London – Waagacusub Media Watch
Agaasimaha Guud ee Hay'adda Warbaahinta ee Britain (BBC), Tim Davie, ayaa la sheegay inuu qorsheynayo inuu xilka iska casilo kadib markii la