Share with your friends via email

Madaxweyne William Ruto oo bogaadin weyn helay kadib markuu guri dabaq ah u raray gabar askariyad ahayd oo ku noolayd guri jiingad ah

Dalka Kenya waxaa ka dhacday arrin qalbiga taabanaysa oo si weyn uga dhex dhalisay bulshada, kadib markii Madaxweynaha Kenya William Ruto uu si shaqsi ah tallaabo ugu qaaday in nolol ka wanaagsan loo helo gabar askariyad ah oo ku noolayd guri jiingad

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip