Share with your friends via email

Madaxweynaha Somaliland oo halka uu joogo la aqoonsaday iyo nuuca diyaarad Number-ka oo kashifay

Sawir uu baraha bulshadda soo dhigay Madaxweynaha Somaliland Amb Cabdiraxman Cirro ayaa muujinaya inuu joogo dalka Switzerland iyadoo sawirkiisa oo aan qoraal cadeeynaya halka uu joogo lagu dul qorin ay kashiftay Number-ka diyaaradda

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip