Waagacusub TV

Topnews:- Liiska Magacyada iyo qabiilada dadkii ku dhintay weerarkii shirkadaha Electronic-ga.

0 Visits: 4639 | Tuesday February 06, 2024 - 22:52:09
Dhimasho. 1) Cabdilaahi Maxamuud axmed ina hinda Maxamed Ducaale, 21 jir ahaa, ku dhashay laascaanood, deggenaa degmada Hodan 2) Xasan Daahir Guutaale, ina Caasho sheekh Doon, 40 jir ahaa, ku dhashay galgaduud degennaa Yaqshiid 3) C/raxmaan Cabdulaahi xuseen, ina faadumo Cabdulaahi, 21 jir ahaa, ku…

Read More »

[Topnews:-] Sarkaalkii Muqdisho ka Afduubtay Saraakiishii Sirdoonka Faransiiska oo Mareykanka u tahriibay.

0 Visits: 4365 | Friday February 02, 2024 - 18:00:54
Waagacusub.com- Mahad Ibrahim Xamarow oo ahaay Sarkaalkii Hotel Sahafi ka afduubtay laba sarkaal oo ka tirsanaay Saraakiisha Sirdoonka Faransiiska ayaa markii ugu horeeysay dabagal dheer kadib lagu Magaalada Ohio ee dalka Mareykanka. Saraakiisha uu afduubtay Mahad Xamarow saraak ka mid ahaay oo la yiraa…

Read More »

Daawo Taangiyadii Israel sida loo burburiyay - Film Movie ayaad moodaa sida loo gubay boqolaal daqiiqado

0 Visits: 11433 | Sunday November 05, 2023 - 11:01:56
Ciidanka Xamaas ayaa wadada u galay kolonyadii ugu badneed ee Ciidanka Melleteriga Israel oo watay taangiyo.

Read More »

Daawo Mareykanka oo toban kun oo askari geeyay Saudi Arabia si ay ugu duulaan Palestine

0 Visits: 10286 | Thursday October 26, 2023 - 14:42:47
Waagacusub.com - Dowladda Mareykanka ayaa Ciidamo dheeriya oo gaaraya toban kun oo askari geeysay dalka Saudi Arabia si ay heegan u gelaan.

Read More »

Daawo Xoogaga Xamaas oo israel ka qabsaday Taangiyadii ugu badnaay iyo Xaruntii taliska ugu weyneed - dagaal foolka foola

0 Visits: 13356 | Monday October 16, 2023 - 22:28:00
Waagacusub.com - Muuqaal ay baahiyeen xoogaga Xamaas ayaa lagu soo bandhigay dagaal ay Taangiyadii ugu badnaay uga qabsadeen Ciidanka Israel kadib markii ay dagaal foolka foola kula galeen taliskii ugu weynaa ee degaanka Gaza.

Read More »

Daawo Wasiiradii Israel oo booteeynaa markii Madfac la dulmariyay waxa ku dhacay ?

0 Visits: 12497 | Sunday October 15, 2023 - 19:34:59
Waagacusub.com - Wasiiro iyo Saraakiil u dhashay Israel oo booto iyo faan la taagnaay duleedka Gaza ayaa madaafiic waaweyn la dulmariyay kadibna oradkii dhacay ayaa noqday muuqaalka ugu hadalheynta badan .

Read More »

Taariikhda Sacad Habargidir iyo guulaha waaweyn ee ay ka gaareen halganka Somalia

1 Visits: 20343 | Wednesday December 21, 2022 - 08:14:08
Wasiir Falagle run badanaa ? Sacad Habargidir waa beel Hal Abuur badan. Qormadiisa inta wanaagsan hadaan ka soo qaato. 1- Xilligii gobanimadda Soomaaliya Sacad ayaa hogaanka u hayay Cabdullahi Ciise Maxamuud, Cali Shido Cabdi iyo Xaaji Faarax Cali Cumar. 2- Gollaha shantii dal ee ku adkaaday dagaalkii…

Read More »

Somalia:Mr Farmajo has been charged with the following crimes during his presidency

0 Visits: 27803 | Saturday December 17, 2022 - 16:26:42
Waagacusub.com - Former Somali President Mohamed Abdullahi Farmajo has been indicted by the International Criminal Court. Mr Farmajo has been charged with the following crimes during his presidency. 1.He handed over to Ethiopia the Somali hero Abdikarim Sheikh Muse Qalbidhagax. 2.He signed four Port…

Read More »

[DAAWO] Dahir Alasow muxuu ka yiri Arooska Saadaq Joon iyo gabadha Madaxweynaha Jibouti

0 Visits: 4 | Saturday December 17, 2022 - 15:50:13
Dahir Alasow muxuu ka yiri Arooska Saadaq Joon iyo gabadha Madaxweynaha Jibouti

Read More »

[DAAWO] Gabadh aan Aabbe iyo Hooyo laheyn kadibna seddex Caruura lagu furay maxaa ku dhacay ?

0 Visits: 2 | Saturday December 17, 2022 - 15:47:23
Gabadh aan Aabbe iyo Hooyo laheyn kadibna seddex Caruura lagu furay maxaa ku dhacay ?

Read More »

[DAAWO] Qabiilka ugu fulaysan uguna faanka badan Somalida oo shacabka Soomaaliyeed cabirayaan?

0 Visits: 1 | Saturday December 17, 2022 - 15:44:58
DAAWO qabiilka ugu fulaysan oo shacabka Soomaaliyeed ay cabirayaan

Read More »

[Daawo] sidee loo dilay Amiirka Shabaab iyo Wiilka xasan Dahir - Wararka qubanaha Dahir Alasow

0 Visits: 21308 | Monday October 03, 2022 - 22:11:06
Wararka qubanaha Dahir Alasow 3 October 2022. 1- Ninkii labaad ee ugu awoodda badnaay Al-Shabaab oo la dilay. maxaa isu geeyay wiilka Xasan Dahir Aweys iyo Abdullahi Yare ? 2- Shaqsiyaad muuqaal beena ka faafiyay Xasan Dahir Aweys oo la ooyay geerida Sheekh Saaxiibkiis ahaay ? kadibna ka dhigay inuu…

Read More »

[Topnews:-] Madaxweynaha Kenya oo Wasiirkiisa difaaca u magacaabay Siyaasi Somali caana ?

0 Visits: 14214 | Thursday September 29, 2022 - 04:49:45
Waagacusub.com - Madaxweynaha Wiliam Ruto ayaa Xildhibaan Aadan Barre u magacabaay inuu noqdo Wasiirka Gaashandhigga Kenya. Xildhibaan Aadan Barre oo ka mida siyaasiyiinta Somalida Kenya ragga ugu caansan ayaa aad loo hadal hayay inuu ka mid noqon doono gollaha cusub ee Wasiirada Kenya maadama ay aad…

Read More »

[DAAWO] Ilkacase oo xafladii lagu garaacay, Naciimo jookar oo furtay iyo wararka Qubanaha

0 Visits: 7 | Monday August 08, 2022 - 07:05:09
DAAWO Ilkacase oo xafladii lagu garaacay, Naciimo jookar oo furtay iyo wararka Qubanaha

Read More »

[DAAWO] Liiska gollaha Wasiiradda -taariikhdooda iyo qabiiladooda

0 Visits: 0 | Monday August 08, 2022 - 07:01:57
DAAWO Liiska gollaha Wasiiradda -taariikhdooda iyo qabiiladooda

Read More »

DAAWO NACEYBKA IYO XUMAANTA KA DHEX BILOOWDAY HAWIYE IYO ISAAQ

0 Visits: 14841 | Thursday July 28, 2022 - 08:44:02
Waagacusub.com - Shacabka u dhashay beelaha Hawiye iyo Isaaq ayaa isku caaynaya baraha bulshadda kadib markii dadka u dhashay qabiilka Hawiyaha lagu xiray Magaalada Hargeysa.

Read More »

[DAAWO] Dahir Alasow oo maqaayadii Mohamed Bashir la wareegay saarayna sawirka Raysulwasaaraha

1 Visits: 15520 | Sunday July 10, 2022 - 08:33:24
Waagacusub.com - Dahir Alasow ayaa la wareegay beejka Facebook ee Wariye Mohamed Bashir Hashi kadib markii uu ku aflagaadeeyay Raysulwasaarahii hore Mohamed Hussein Rooble.

Read More »

[Topnews:-] Liiska Wasiirada la hubo 90% Xukumadda Raysulwasare Xamze

0 Visits: 27385 | Friday July 08, 2022 - 10:13:46
Waagacusub.com - Liiska Wasiiradda la xaqiijiyay ayaan so hordhaca u baahineynaa si aad u xasuusataan xog aruurinta ay sameeysay Waagacusub Media.

Read More »

[DAAWO] Maxaad ka taqaan Raysulwasare Xamse Barre By Dahir Alasow

0 Visits: 1 | Thursday June 16, 2022 - 08:57:08
WAAGACUSUB.COM - Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Raysulwasaaraha u magacaabay Ugaas Xamse Ugaas Cabdi Ugaas Barre oo u dhashay beesha Ogaadeen gaar ahaan Reer Ugaas Kooshin, Reer Ugaas Xersi, Reer Ugaas Qalaf. Raysulwasaaraha cusub oo ka tirsan Xisbiga Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku dhashay Kismaayo sanadkii…

Read More »

Fashilka Qoor Qoor ku dhacay iyo fariinta Madaxweyne Xasan Sheekh u geeyay

0 Visits: 7713 | Saturday June 04, 2022 - 10:48:59
Waagacusub.com - Madaxweyne Xasan Sheekh waa og yahay in Qoor Qoor naceen reer Galmudug. wuxuu indhahiisa ku arkay garoonkii boorka badnaa ee lagu soo dhaweeyay. wuxuu og yahay inuu maanta isku yahay Madaweynaha Galmudug, ahna Wasiirka Maaliyadda, ahna Wasiirka Amniga , ahna Wasiirka dekadaha iyo gaadiidka,…

Read More »

Waagacusub TV
Loading...