Wararka

[Wariye Amina Mussa] oo Xadgudubyadii uu kula kacay Yusuf Garaad ka qortay iyo qormo ay u bixisay "aniga iyo Yuusuf"

0 Visits: 44148 | Sunday May 14, 2017 - 01:45:59
Waagacusub.com - Wariyahii BBC Somali Amina Mussa Weheliye ayaa warbixintii ugu calool xumadda badneed ka qortay xadgudubyadii Yusuf Garaad kula kacay xilligii uu ahaay madaxa BBC Somali laakiin waxaad ka akhrisan kartaa halkaan :-

Read More »

[Daawo] Xasan Laabjeex oo hees aan la aqoon cidda u sameeysay ku sheegay inuu Jaceylkii Yurub Geenyo ka bogsooday

0 Visits: 0 | Sunday May 14, 2017 - 01:05:03
Daawo Xasan Laabjeex oo hees aan la aqoon cidda u sameeysay ku sheegay inuu Jaceylkii Yurub Geenyo ka bogsooday

Read More »

[Daawo] gabadhii gaaloowday ee Nabigga caaysay oo Islii lagu qabtay iyadoo Jalbaab xiran.

0 Visits: 0 | Saturday May 13, 2017 - 23:37:53
Daawo gabadhii gaaloowday ee Nabigga caaysay oo Islii lagu qabtay iyadoo Jalbaab xiran.

Read More »

[DAAWO MUUQAAL CULUS:] Faysal Cali Waraabe oo Amray In la laayo Reer Waqooyiga ku sugan Muqdisho (SABABTA)

0 Visits: 0 | Saturday May 13, 2017 - 20:53:37
Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Somaliland Faysal Cali Waraabe ayaa ku baaqay in la laayo dadka kasoo jeeda deegaanka Waqooyiga ee ku sugan magaaladda Muqdisho.

Read More »

[Dhageyso] Shirkii Abgaal Cismaan oo lagu shaaciyay iney taladda Banaadir State ka go'do Hiraab oo kaliya

0 Visits: 0 | Saturday May 13, 2017 - 16:39:40
Dhageyso Shirkii Abgaal Cismaan oo lagu shaaciyay iney taladda Banaadir State ka go'do Hiraab oo kaliya

Read More »

[Topnews:-] Taliyaha Boliiska Saacid DhilaKoriye oo shaqo ka eryis iyo caay iskuugu deray gabadh Abgaal oo taliye ka aheyd ?

0 Visits: 19184 | Saturday May 13, 2017 - 14:44:38
Waagacusub.com - Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Saacid DhilaKoriye oo u dhashay beesha Daarood gaar ahaan Leelkase ayaa shaqadii ka eryay Dhame Sahra Cali Xasan oo aheyd Taliyaha Degmadda Xamar Jajab ee Muqdisho.

Read More »

[Topnews:-] Madaxda Somalia oo diiday fulinta ballanqaadkii qiimaha badnaa ee Madaxweynaha Turkiga

0 Visits: 4972 | Saturday May 13, 2017 - 11:42:48
Madaxweynaha Dalka #Turkey Recep Tayyip Erdogan xili uu booqasho ku yimid Muqdisho wuxuu balan qaaday 26/01/2015 inuu Caasimadda Soomaaliya Muqdiso ka hergelinayo muddo 2 sano gudahood ah mashruuc lagu dhisayo 10,000 kun Guri (Toban kun oo Guri) guryahaa oo la siinayo dadka tabarta daran ee ku nool…

Read More »

[Akhri] Farmaajo oo qabyaalad darteed Wareeysi u diiday Wariye caana laakiin siiyay seddex ku reera ?

0 Visits: 18757 | Saturday May 13, 2017 - 09:34:52
Akhri niyad jabka iyo qabyaaladda uu Farmaajo Badmaceeye bootoole kula kacay Wariyaha weyn Ridwaan Haji Abdiwali. Farmaajo wuxuu Wareeysi siiyay seddex Wariye oo u dhashay beesha Daarood laakiin wuxuu diiday inuu Wareeysi siiyo Ridwaan Haji Abdiwali isagoo weliba ballamiyay. sababta wax kale maaha ee…

Read More »

[DAAWO SIR CULUS:] Madaxweyne Farmaajo Shalay miyuu saxnaa mise maanta: Itoobiya Ma Saaxiibaa Mise Waa Cadowga Soomaaliya?

0 Visits: 0 | Friday May 12, 2017 - 21:35:29
Siyaasi Walba ayaa olola xoogan ugala siidii uu uheli lahaa taageerada shacabka Soomaaliyeed, laakiin Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa taariikh cusub dhigay kadib markii uu si lama filaan ah unoqday madaxweynaha Soomaaliya.

Read More »

[Daawo] Wasiirad Ra'isulwasaare Kheyre kula hadashay Af Ingiriis ka qatarsan kan Fanaan Iidle Yare

0 Visits: 0 | Friday May 12, 2017 - 03:47:55
Daawo Wasiirad Ra'isulwasaare Kheyre kula hadashay Af Ingiriis ka qatarsan kan Fanaan Iidle Yare

Read More »

[Dhageyso] Cod sira Taliyaha NISA Sanbaloolshe oo sheegay inuu Mudulood yahay isagoo tibaaxay ineysan Dowladda Somalia sii jiri doonin haddii Abgaal ku kaco

0 Visits: 0 | Thursday May 11, 2017 - 20:51:07
Dhageyso Cod sira Taliyaha NISA Sanbaloolshe oo sheegay inuu Mudulood yahay isagoo tibaaxay ineysan Dowladda Somalia sii jiri doonin haddii Abgaal ku kaco

Read More »

[DAAWO:] Ra'isul Wasaaraha Itoobiya oo khudbad Caalamka ka yaabisay ka jeediyay London & Madaxda Kenya & Uganda oo Xog badan bixiyay

0 Visits: 6 | Thursday May 11, 2017 - 17:36:47
Magaalda London waxaa ka furmay shirka looga hadlayo arrimaha Soomaaliya oo ay marti gelineyso dowladda Britain. Madaxda ka qeybgashay shirka ayaa si weyn uga hadashay xaaladda ammaanka Soomaaliya iyo sidii Soomaaliya looga caawin lahaa inay si buuxda ula wareegto masu'uuliyadda ammaankeeda.

Read More »

[DAAWO:] Faysal Cali Waraabe oo gaalnimo ku xukmiyey Dadka Aamisan midnimada Soomaaliya

0 Visits: 0 | Wednesday May 10, 2017 - 22:26:51
Faysal Cali Waraabe oo ah Hogaamiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ayaa sheegay In Gaalo ay yihiin dadka kasoo jeeda deegaanadaas ee aamisan ama ku riyooda iney Soomaaliya ku biiraan.

Read More »

[DAAWO:]Somaliland oo Itoobiya ku cabsi gelisay In Farmaajo uu qabsan doono Kililka 5-aad hadii aysan Arintan sameyn

0 Visits: 0 | Tuesday May 09, 2017 - 20:13:53
Xildhibaan Maxamed Maxamuud Dheeg oo kamid ah golaha guurtida Somaliland ayaa ugu baaqay dowladda Itoobiya iney ka faa'ideysato fursada ay ka haysato Soomaaliya, hadii kale ay Kilinka Shanaad uweyn doonaan Soomaaliya.

Read More »

[Daawo] Farmaajo oo Afgooye u tegay Sixiroolayaashii Abroone iyo xogtii Dahir Alasow oo xaqiiqa noqotay

0 Visits: 0 | Tuesday May 09, 2017 - 06:20:32
Daawo Farmaajo oo Afgooye u tegay Sixiroolayaashii Abroone iyo xogtii Dahir Alasow oo xaqiiqa noqotay

Read More »

Waagacusub TV
Loading...