Wararka

[Topnews:-] Dowladda Somalia oo ku guuldareeysatay Mashruucii Mareykanka ee Malaayiinta dollar kadib markii Puntland diiday ?

0 Visits: 0 | Friday April 21, 2017 - 10:50:23
DAWLADDA FARMAAJO OO KAMID NOQOTAY MAAMUL GOBOLEEDYADA. SHAQADA XILDHIBAANADA IYO SENATORS -KANA MEEL UGA DHACDAY! Waagacusub.net - Shirkii Qeybsiga Kaluunka Tunada Badweynta Hindiya oo u dhaxeeyey wasiiradda Kaluumeysiga Maamul Goboleedyada iyo dowladda Dhexe oo Guuldarro ku soo dhamaaday!

Read More »

[DAAWO:] Sh Shariif oo gacanta ku dhigay Mashruuc uu lahaa Xasan Sh iyo Doorkii Farmaajo oo la ogaaday

0 Visits: 0 | Friday April 21, 2017 - 00:37:18
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo haatan kusugan magaalada muqdisho ayaa wado qorshayaal oo Xasan Sheekh kooxdiisa iyo qoyskiisa kala waregaayo mashaariic farabadan oo hore u qaatayn.

Read More »

[Dhageyso] Mooshinkii baarlamaanka ee Dekadda Berbera oo laga laabtay kadib markii Laaluush la siiyay Farmaajo iyo Jawaari

0 Visits: 0 | Thursday April 20, 2017 - 03:54:02
Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta kullan ka yeeshay arrinta muranka badan dhalisay ee saldhigga milatari ee Imaaraadka Carabta ay ka dhisayaan magaalada Berbera. Doodda ka dib ayaa xildhibaanada waxey dowladda ku wareejiyeen mooshinkii laga keenay saldhigga si ay faahfaahin uga bixiso eedaha ku qoran.…

Read More »

[Dhageyso] Abukar Goobdoon Vs Ceebta ka taagan Wasaaradda Warfaafinta oo noqotay Wasaarad qabiil

0 Visits: 0 | Wednesday April 19, 2017 - 21:16:19
Abukar Goobdoon ayaa afka furtay,wuxuuna si adag uga hadlay ceebta ka taagan Wasaaradda Warfaafinta oo noqotay Wasaarad qoys.

Read More »

[DAAWO:] Somaliland oo Dekadda iyo garoonka ku wareejisay Shirkad laga ceyriyay Muqdisho

0 Visits: 0 | Wednesday April 19, 2017 - 19:45:56
Magaaladda Berbere ayaa waxaa maanta ka dagtay diyaarad siday madaxda Shirkadda SKA oo ah shirkad xili hore laga ceyriyay garoonka diyaaradaha Muqdisho.

Read More »

[Daawo Sirculus:] Farmaajo iyo Maamul goboleedyada oo iska indho tiray Lix Qodob oo muhiim u ah qaranimada Soomaaliya

0 Visits: 0 | Tuesday April 18, 2017 - 17:24:55
Madaxweynaha DFS ayaa heshiis ka koobnaa 15 qodob la galay maamul goboleedyada kadib wadahal socday mudo labo maalin ah.

Read More »

[Daawo] Catoowga Farmaajo Vs Tooshka Dahir Alasow

0 Visits: 0 | Tuesday April 18, 2017 - 05:32:24
Daawo Farmaajo oo cataabay kadib markii uu xaqiiqsaday in shacabku naceen

Read More »

[Daawo] Ruushka oo argagax ku riday Mareykanka iyo gantaalo uu sameeystay oo yaab badan

0 Visits: 0 | Tuesday April 18, 2017 - 05:09:22
PEACE OUT Could World War 3 really happen? How nuclear weapons and chemical warfare could lead to the Apocalypse Some claim that global conflict is closer than ever before

Read More »

[Daawo] Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka iyo Ciidanka Waqooyiga Kuuriya oo isku helay Jiida hore ee dagaalka

0 Visits: 0 | Tuesday April 18, 2017 - 05:04:58
NORTH KOREA RECEIVES WARNING FROM PENCE. US Vice President Mike Pence warns that "the era of strategic patience is over" with North Korea.

Read More »

[DAAWO:] Somaliland & Shirkadda Turkish oo Ku heshiin Waayay Qodob Yaab Leh

0 Visits: 0 | Monday April 17, 2017 - 20:06:37
Wafti ka socday shirkadda duulimaadka Turkish Airlines oo shalay magaalada Hargeysa booqday ayaa waxay la kulmeen wasiirka duulista hawada maamulkaasi Farxaan Aadan Heybe iyagoo ka wada hadlay suuragalnimada in shirkadda Turkish ay duulimaad ka bilowdo garoonka Hargeysa iyo dib u dhis lagu sameeyo garoonka…

Read More »

[Daawo] oo xaqiiqso ineysan Wadaniyad shaqo ku laheyn Farmaajo iyo Kheyre

0 Visits: 0 | Monday April 17, 2017 - 05:38:50
Daawo oo xaqiiqso ineysan Wadaniyad shaqo ku laheyn Farmaajo iyo Kheyre

Read More »

[Daawo] SirCulus Jeneral Isaaqa oo lagu helay inuu Al-Shabaab yahay ?

0 Visits: 0 | Sunday April 16, 2017 - 23:33:54
Waagacusub.net - Ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Gobolka Banaadir ayaa maanta ku guuleeystay inuu toogasho ku dilaan laba Sarkaal oo Al-Shabaab ka tirsan xilli ay qorsheeynayeen iney hoobiyeyaal ku garaacaan Garoonka Muqdisho iyo Xarunta Xalane,sida ay xaqiijiyeen Saraakiisha NISA.

Read More »

[DAAWO:] Meydadka iyo Hubka Raggii Hoobiyaasha ku weeraray Muqdisho oo la soo bandhigay & Gaarigoodii oo qarxay

0 Visits: 0 | Sunday April 16, 2017 - 15:16:43
Ciidammada Nabad Sugida ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta toogasho ku dilay labo nin oo madaafiic ka riday degmada Wadajir, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha ammaanka.

Read More »

[Dhageyso] Lawyer la ilma adeera Farmaajo oo kashifay halista Somalia wajahday iyo sida loo iibsaday Qaranka Somalia

0 Visits: 0 | Sunday April 16, 2017 - 09:21:14
Dhageyso Lawyer la ilma adeera Farmaajo oo kashifay halista Somalia wajahday iyo sida loo iibsaday Qaranka Somalia

Read More »

[Daawo] dhalinyaradii uu Duqa Muqdisho ka tarxiilay Mareykanka oo shir ku qabtay Xamar

0 Visits: 0 | Sunday April 16, 2017 - 09:19:11
Daawo dhalinyaradii uu Duqa Muqdisho ka tarxiilay Mareykanka oo shir ku qabtay Xamar

Read More »

Waagacusub TV
Loading...