Mudane Ra'iisal wasaare beentu run ma noqoto, warsaxaafadeedka aad Xamar ku qabatay marka aad ka soo laabatay booqashadii Imaraadka waa qeyb ka mida beenta iyo mariinhabaabinta aad ku haysid shacabka Soomaaliyeed. Ceeb ma ahan inaad siyaasadda ku cusub tahay, laakiin waxaa liidasho ah inaad inta…
Read More »