[Topnews:-]Garabyadda Xisbiyadda Mucaaradka oo ku shirsan guriga Xasan Garguurte iyo Farmaajo oo diiday Shirka Garowe?

0
Wednesday May 01, 2019 - 01:00:27 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3743
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    [Topnews:-]Garabyadda Xisbiyadda Mucaaradka oo ku shirsan guriga Xasan Garguurte iyo Farmaajo oo diiday Shirka Garowe?

    Waagacusub.com - Hogaamiyeyaasha Xisbiyadda Mucaaradka Somalia iyo Xildhibaano boqol kor u dhaafaya ayaa caawa ku shiray gurigga Xasan Sheekh Maxamuud uu ka degan yahay Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Hogaamiyeyaasha Xisbiyadda Mucaaradka Somalia iyo Xildhibaano boqol kor u dhaafaya ayaa caawa ku shiray gurigga Xasan Sheekh Maxamuud uu ka degan yahay Muqdisho.

Garabyadda Mucaaradka ayaa shirkooda ku go’aamiyay inaan lagu milmin khilaafka u dhaxeeya Farmaajo iyo Kheyre ,ilaa inta uu ka tegaa baarlamaanka.

Xasan Sheekh ayaa sheegay inuu jiitami doono khilaafka labada masuul .

Sababta uu khilaafka u sii jiitami doono ayuu Xasan Garguurte ku sheegay iney isku hayaan qadiyadda Shidaalka Somalia oo ay labadoodaba muhiim u tahay in baarlamaanka la horgeeyo.

Kheyre wuxuu aqbalay inuu is casilo laakiin wuxuu sharuud ka dhigay in loo ansixiyo sharciga Shidaalka Somalia.

Sikastaba ha ahaatee, Kheyre wuxuu doonayaa in la tago Shirka Garowe kadibna halkaas looga dhawaaqo hanaanka doorashadda Somalia ,halka Farmaajo uu doonayo inuu Ra’isulwasaaraha iscasilo kadibna uu kororsado laba sano.


Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...