
Dowladda Somalia oo dhiseysa Maamul Shabaab si loo burburiyo Puntland iyo Somaliland.

Size: 78 KB
1. Ujeedada Dahsoon ee SSC Khaatumo:
Inkasta oo maamulka SSC Khaatumo uu si rasmi ah u sheegto in uu difaacayo shacabka degaanada Sool, Sanaag iyo Cayn, haddana xogaha hoose waxay muujinayaan in dhisida maamulkaas lagu riixayo ajende siyaasadeed oo lagu wiiqayo Puntland iyo Somaliland. Dowladda Federaalka, oo aan xiriir wanaagsan la lahayn labada maamul, ayaa doonaysa in ay isticmaasho maamulka cusub sidii "kuda-gal" amni iyo siyaasadeed.
2. Taliye Abdi Madoobe – Halgamaa Mise Halis Qarsoon?
Waxaa si gaar ah loo xusay magaca Abdi Madoobe, oo ah taliyaha ugu awoodda badan ee ka tirsan ciidamada SSC Khaatumo. Sarkaalkaan, oo horey u ahaa ilaaliyaha gaarka ah ee Adan Hashi Eyrow – horjoogihii al-Shabaab ee Maraykanku gantaalka ku dilay – ayaa la sheegayaa inuu madax bannaan yahay, islamarkaana uusan amar ka sugin maamulka SSC Khaatumo.
- Xarumaha Ciidan ee uu leeyahay: Waxay ku yaalliin xuduudka u dhaxeeya Puntland iyo Galmudug.
- Qaabka Tababarka: Waxaa lagu tilmaamaa in uu la mid yahay tababarada kooxaha jihaadiga ee horey loogu sameyn jiray mucaskarada Salaaxudiin.
- Xiriirka Al-Shabaab: Mushaarka ciidankiisa waxaa la sheegayaa iney bixiyaan Al-Shabaab, taasoo shaki gelinaysa in Abdi Madoobe uu yahay qayb ka mid ah ajendaha argagixisada ee is qarinaaya.
3. Qorshe Halis Gelinaya Amniga Ethiopia:
Dowladda Federaalka waxay rabtaa in maamulka cusub loogu bixiyo "Maamulka Gobollada Waqooyi", si ay u noqdaan kuwo ka soo horjeeda Somaliland. Tani waxay u muuqataa qas siyaasadeed oo aan xisaabtamin saameynta uu yeelan karo:
- Waxay Ethiopia gelin kartaa halis amni oo ballaaran.
- Waxay fursad siineysaa Al-Shabaab oo helaya marin cusub oo ay kaga faafaan Geeska Afrika.
- Waxay curyaamineysaa dagaalka ka dhanka ah argagixisada, maadaama ciidamada Dowladda loo wareejiyey Gedo – iyagoo isku haya gudaha.
4. Maxaa Ka Socda Gobollada Dagaalka?
Marka argagixisada ay qabsadeen Moqokori, Maxaas, Biyo Cadde iyo Adan Yabaal, halkii Dowladda Federaalka xoogga saari lahayd la dagaalanka khatartaas, waxay ciidamada u dirtay gobolka Gedo si ay u xakameeyaan maamulada kale – taasoo muujinaysa mudnaan darrida dagaalka ka dhanka ah argagixisada.
Gunaanad:
Ficilada Dowladda Federaalka waxay u muuqdaan kuwo ah "Qorshe Nabad ku sheega oo Dagaal laga Dambeeyo”. Xogaha sirdoonka iyo falanqeeyayaasha arrimaha amniga waxay sheegayaan in la ogyahay cidda maalgelinaysa ciidanka SSC, cida tababareysa iyo cida hagta.
Haddii qorshahaan la sii wado, wuxuu horseedi karaa burbur siyaasadeed, kala firdhid ciidan iyo dib u dhac weyn oo ku yimaada dagaalka ka dhanka ah argagixisada.
By: Dahir Alasow
Investigative Journalist | Editor-in-Chief, Waagacusub Media
English Version
Somalia’s Federal Government Allegedly Building a Proxy Shabaab Administration to Destabilize Puntland and Somaliland
Introduction:
A new wave of political tension is sweeping across Somalia amid reports that the Federal Government is orchestrating the formation of a controversial regional administration, allegedly to undermine the stability of Puntland and Somaliland. The newly promoted entity—SSC Khaatumo—is presented as a grassroots movement for the northern regions, but insiders reveal a deeper, more dangerous political agenda.
1. The Hidden Purpose of SSC Khaatumo:
Although the SSC Khaatumo leadership publicly claims to represent the interests of residents in the Sool, Sanaag, and Cayn regions, intelligence sources suggest that its creation is part of a broader federal strategy to dismantle both Puntland and Somaliland’s influence.
The plan reportedly stems from rivalries between the federal leadership in Mogadishu and the semi-autonomous administrations in the north. SSC Khaatumo is said to be the tool through which Mogadishu aims to weaken its adversaries under the guise of regional representation.
2. Abdi Madoobe – Commander or Covert Threat?
The military backbone of SSC Khaatumo is a little-known but powerful commander named Abdi Madoobe, a former security chief for Adan Hashi Eyrow, a top Al-Shabaab leader killed by a U.S. airstrike in Dhuusamareeb.
- Independent Operations: Abdi Madoobe leads well-trained troops but operates independently from the SSC administration.
- Training Methods: His forces are reportedly trained using jihadist-style methods reminiscent of the infamous Salaahudin training camps.
- Funding Suspicions: Analysts believe Al-Shabaab is secretly paying salaries to his fighters, though the commander avoids openly aligning himself with the group—possibly due to a lack of heavy weaponry or to maintain plausible deniability.
3. A Threat to Ethiopia’s National Security:
The Federal Government’s strategy appears to involve renaming SSC Khaatumo as the "Northern Somalia Administration,” positioning it as a counterweight to Somaliland.
This approach not only escalates tensions in the region but also poses a serious security risk to neighboring Ethiopia, which may find itself inadvertently pulled into Somalia’s internal conflicts through spillover violence or instability along its eastern border.
4. Misplaced Military Priorities:
Even as Al-Shabaab militants capture towns like Moqokori, Maxaas, Aadan Yabaal, and Biyo Cadde, the Federal Government is deploying elite forces not to combat terrorism—but to the Gedo region in southern Somalia, where internal power struggles are unfolding among pro-government forces.
This shift in military focus further weakens the country’s already fragile counterterrorism efforts, effectively giving Al-Shabaab more room to expand.
Conclusion:
The Federal Government’s attempt to weaponize SSC Khaatumo as a political instrument could backfire catastrophically. Analysts and security experts warn that the situation is reminiscent of the early 2000s, when armed factions operated without accountability, often funded by extremist networks.
If this trend continues, Somalia may face not only renewed internal conflict but also a complete derailment of its fight against terrorism.
By: Dahir Alasow
Investigative Journalist | Editor-in-Chief, Waagacusub Media
???? [email protected] |
Dowladda Somalia oo dhiseysa Maamul Shabaab si loo burburiyo Puntland iyo Somaliland.
Xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya ayaa galay marxalad khatar ah kadib markii ay soo baxday xog sheegaysa in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay wado qorshe qoto dheer oo ku saleysan burburinta maamulka Puntland iyo Somaliland. Qorshahaan, oo la sheega