Golaha Ammaanka oo Isku Raacay in Lagu Noqdo Heshiiskii September 17.

0
Wednesday April 21, 2021 - 10:23:51 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1225
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Ammaanka oo Isku Raacay in Lagu Noqdo Heshiiskii September 17.

    Golaha ammaanka ee qaramada midoobey ayaa ka dooday arrimaha Soomaaliya gaar ahaan muddo kordhinta uu sameysay Farmaajo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha ammaanka ee qaramada midoobey ayaa ka dooday arrimaha Soomaaliya gaar ahaan muddo kordhinta uu sameysay Farmaajo.
Fadhiga aan rasmiga aheyn ee talaadadii uu golaha ammaanka ka sheegay arrimaha Soomaaliya ayey soo jeediyeen in loo baahanyahay in dib loogu noqdo heshiiskii September 17.

Inta badan xubnaha haddalada ka jeediyey golaha ee matalayey 15-ka dal ee golaha ayaa u badnaa qodobbdo ay ka mid yihiin (1). In loogu baaqo DF iyo DG iney wada hadal bilaabaan (2). In dib loogu noqdo hirgelinta heshiiskii September 17 (3). In la saxiixo war murtiyeedkii Baydhabo iyo arrimo kale oo amniga ay ku jiraan.

Loading...

 
Hadalka UNSC ayaa imaanaya kadib markii baaqyo sidaa la mid ah ay horay u jeediyeen Yurub, Mareykanka, Afrika iyo guud ahaan beesha caalamka.

Lama oga sida uu u aqbali doono, madaxweyniha waqtigiisu dhamaaday ee Farmaajo oo isaga oo 12-kii bishan si iskiis ah 2 sano ugu dhufsaday.
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...