Musharax Madaxweyne u muuqaal'eg Farmaajo oo ololahiisa doorashada si xowliya ku bilaabay.

0
Tuesday October 19, 2021 - 23:00:36 in Wararka by Sahal Muqdisho
  • Visits: 3218
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Musharax Madaxweyne u muuqaal'eg Farmaajo oo ololahiisa doorashada si xowliya ku bilaabay.

    "Musharax Madaxweyne u muuqaal'eg Farmaajo oo ololahiisa doorashada si xowliya ku bilaabay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Musharax Madaxweyne u muuqaal'eg Farmaajo oo ololahiisa doorashada si xowliya ku bilaabay.

Musharax Madaxweyne Dr Xuseen Cabdi Xalane ayaa dhowaan dhagax dhigay garoon diyaaradeed oo si casri ah loo dhisi doono iyo isbitaalka Degmada oo lagu sameyn doono balaadhin. Degmada ceelbarde ee Gobolka Bakool. Wuxuu noqday musharaxii ugu horeeyay ololahiisa waxqabad muuqda uu la socdo.

 Mudane Hussein Halane waxa uu tiro laba jeer'ah soo noqday Wasiirka Maaliyadda Somalia, iyadoo lagu xusuusto intuu ahaa Wasiirka labadaasi goor in mushaaradka Ciidanka iyo shaqaalaha Dowladda si joogtaa ay u heli jireen. Sidoo kale waa wasiirkii soo bilaabay barnaamiska deyn cafinta .waxaa uu kamid yahay midowga Musharaxinta.


Waxaa Qoray Nuur Ismaaciil Sheekh 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...